From Wikipedia, the free encyclopedia
Kurów ['kuruf] waa tuulo ku taalo koonfur-bari ee dalka Boland, waxay u dhaxaysaa Puławy iyo Lublin, banka wabiga Kurówka. Waana xarunta maamulka gmina. Waxaa degenaa dad tiradoodu dhantahay 2811 oo qofood (sanadkii 2005).
Mudadii u dhaxaysay 1431 iyo 1442 tuulada waxay haysatay darajo magaalo, waxayna xarunta ganacsiga raashiinka u noqotay nawaaxigeeda.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.