Badownimo

From Wikipedia, the free encyclopedia

Badownimo ama aqoon Yari ama Jaahli (Af Carabi : ar Af Ingiriis : Ignorance) waa caksiga aqoonta, waa garasho la'aanta walax,

Ereyga "jaahil" waa tilmaam qeexaya qof ku sugan xaalad uusan ka warqabin , wax garashada iyo inoo iska indho tiro macluumaad muhiim ah.

Jaahilku waa sadax nooc oo kala ah, jaahilnimada dhabta ah (maqnaanshaha ama aan waxba kala ogeen), jaahilnimada shay (aqoon la aanta qaar ka mid ah shayga), iyo jaahilnimo farsamo (aqoon la’aan sida wax loo sameeyo)[1]

u sababi kara



Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.