From Wikipedia, the free encyclopedia
Itriyaam (ingiriis: Yttrium) astaanta (Y) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay sodon-iyo-sagaal (39). Curiyaha Itriyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 3aad ee Diwaanka Curiye.
Itriyaam
Itriyaamta saafiga ah waxay leedahay midab cagaar-madoow xiga oo iftiimaya. Curiyaha Itriyaamta lama helo ayadoo kali ah, inta badan isku dhisyo macdan oo kala duwan ayay ku jirtaa, halka isotope ee dagan waa 89Y.
Curiyahan Itriyaam waxaa laga helay tuulad Yttrerby ee dalka Iswidhan sanadkii 1787, waxaa helay saynisyahan Carl Axel Arrhenius kaas oo ugu magac daray tuuladii uu ka helay.
Isticmaalka ugu caansan ee curiyaha Itriyaam waa isku dhiska Phosphors oo laga sameeyo dhalooyinka muuqaalka ee vidoe-ga.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.