From Wikipedia, the free encyclopedia
Gmail (loogu dhawaaqo "Jiimayl") waa adeeg email bilaash ah oo ka macaasha xayaysiiska iyo iidhehda, taasi ooy leedahay shirkada Google.[3] Isticmaalayaasha adeegan waxay gmail ku isticmaalaan adeega loo yaqaan HTTPS ee amaanka ah, adeega loo yaqaano "Post Office Protocol" (POP3) ama nidaamka fariin dirista ee internetka (IMAP4).[4][5] [6] Adeega gmail wuxuu hawada soo galay 7 Febraayo, 2007 inkastoo uu daciif ahaa wakhtigaasi.[7] Waxa horumarin lagu sameeyay 7 Luuliyo, 2009 wakhtigaasi oo lagu soo daray gmail adeegyo badan oo casri ah. Sidoo kale wakhtigani ayaa Shirkada Google horumarin laxaadleh ku samaysay dhamaan adeegyada kala duwan ee shirkada.[8]Gmail adeegyo kala duwan</ref>
Muuqaal | |
Cinwaanka | mail.google.com |
---|---|
Ganacsi? | Haa |
Nooca site | Webmail |
Diiwaan-gelin | Khasab |
Diyaar ku ah | 72 luuqadood[1] |
Isticmaalayaasha | 900 milyan (Maayo 2015)[2] |
Content license | Proprietary software |
Written in | Java, JavaScript, Ajax (UI) |
Mulkiilaha | |
Farsamada | Paul Buchheit |
La bilaabay isticmaalka | April 1, 2004, Abriil 1, 2004 |
Alexa garaado | 89 (April 2015[update]) |
Hada | Online |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.