From Wikipedia, the free encyclopedia
Gacan (af-ingiriis Hand Af Carabi : ar ) wadar Gacmo ama Gacno waa mid ka mid ah afata addin ee Biniaadanka waliba labada sare, halkii gacan waxay leedahay shan farood oo kala ah Faryaro, far-dhexo, faadumo, murdiso (murugsato) iyo suulka, shantaas farood oo leh dareen iyo awooda qabashada walxaha, gacanta ayaa boos wayn ugu jirta aadanaha xaga hawlaha kala duwan , halkii gacan waxay leeyahy 27 Laf. gacanta faraheeda inta aan ka eheyn suulka, waxay leeyihiin halkii far 3 laf. halka Suulku leeyahy labo laf.
Details | |
---|---|
Xidido | qaabka gacanta |
Nerfiyo | Ulnar, median, radial nerve |
Identifiers | |
Latin | Manus |
MeSH | A01.378.800.667 |
NeuroNames | {{{BrainInfoType}}}-{{{BrainInfoNumber}}} |
Anatomical terminology |
gacanta ayaa loo adeegsadaa wax walboo aadanuhu qabto waxaan ka ahayn hadalka iyo socodka, labadaas xitaa way ka qayb qaataan
gacanta ama calaacasheeda ayaa waxaa loo adeegsadaa qaabab kala duwan markii hadba si laga dhigo, ama faraha qayb la laabo ama la fidiyo, waana wax aadanuhu ka simayahay, umad walbana ay si u taqaan afgaradna ka dhigtaan, faraha ayaa iyagana midba wax macno leh u fadhisa,
Dadka indhahaooleyaasha ah ayaa aad u adeegsada dareemada gacanta, waxayna dadka kaga badanyihiin dhinaca adeegsigiisa,
sidoo kale dadka ayaa u adeegsada gacmaha qaab wada hadal sida ay saemeeyaan dadka dhagoolada ah, waxaana jirta luuqad gacmed iskoolada dhagoolayaasha lagu barto,
faraha hore ayay badanka dugaagu uga egyihiin aadanaha, sida xubnaha cidiyaha, murqaha iyo lafaha, qaar baa u adeegsada dhul qodida, ama duulida, dabaasha ama orodka, shan qayb wax ka badan ma jiro dugaag walba, noocyada gacnaha nafleyda aan aadanah ahayn ayaa kala duwan, gacnta daayeerka ayaa ugu dhow tan aadanaha xaga u ekaanshaha waxaa ku xiga caana qubta ama kashiitada, digaaga gacnihisa ayaa ah baalasha,
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.