Dooni

From Wikipedia, the free encyclopedia

Dooni

Doon, Dooni (Af Ingiriis : boat; Af Carabi : ar) waa aalad biyo-mareen ah taasi oo loo sameeyo qaabab iyo naqshado kala duwan, si ay u dul sabeeyso biyaha badaha, webiyada iyo wixii la mid ah.

Kani waa maqaal ku saabsan doonta. Qoraalo kale fiiri markab.
Boga "Doon" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Thumb
Nooc ka mid ah doonyaha dadka lagu badbaadiyo

Muuqaalo

Qoraalo La Xidhiidha

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.