From Wikipedia, the free encyclopedia
Dhishiike (Af-ruush ДШК, Af Ingiriis : DShK) waa qori weyn oo ah lidka diyaaradaha baasna u dhaca, waxaa laga ridaa rasaas cabirkeedu yahay 12.7x108 ml, dhubucda uu duleelin karona 16 ml 500 oo mitir. waxaa kaloo loo adeegsadaa ciidanka lugta ee cadowga, moodalkii ugu horeeyay waxaa sameeyay Vasily Degtyaryov oo sofiyeetka ka soo jeeday, ka dib asxaabtiisa ayaa la hormarisay, qorigaan dhishiikaha ayaa aad loo jeclaaday ilaa hadana la jecelyahay waxaana aad u adeegsda wadamo badan oo aduunka ka mida.
waxaa la sheegaa soomaalidu inay ahaayeen cidii u horeysay oo saarta qorigaa gaariga cabdi balaha, iyagoo aduunka uga hormarya qaabkaas, qorigaa ayaa aad ug qayb qaatay dagaaladii sokeeye ee soomaaliya soo maray,
waxaana ka mida noocyadiisa Dabool yare iyo Daboolweyne.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.