From Wikipedia, the free encyclopedia
Deero (Af Carabi : ar; Af Ingiriis : Antelope ama Gazelle) waa xayawaan duurjoog gaar ahaan asalka naasleyda ah, oo ku nool qaaraha oo dhan gaar ahaan meelaha kulul,
Deero | |
---|---|
Rhim gazelle | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Xayawaan |
Faylam: | Adhaxlay |
Gacalka: | Naasley |
Dirka: | Suulay |
Bahka: | Lo'aad |
Bahka hoose: | Goodir |
Duulka: | Gazella Blainville, 1816 |
Noocyada | |
Waxaa jira tiro badan oo kala duwan, kuwaasi oo ku dhaqan meelo badan oo kala duwan. |
Deerada ayaa lagu tiriyaa noolayaasha aduunka ugu dheereeya tiyada oo ordi karta 100 km saacadii, afrika iyo koonfur aasiya ayay aad ugu badantahay,
Noocyada deerada ayaan lasoo koobi karin, waxaan lagu qiyaasa ilaa 15 nooc.
deerada ayaa jecel inay u socoto raxan-raxan,
deerada lab ayaa layidhaahdaa [ LIIG ] ta dhadigna loo yaqaano [DEERO].
Deerada ayaa ku dhasha shanbilood sida cawsha oo kale
Deerada dhedig ayaa leh indho waaweyn oo madmadow, halka lab iyo dhedigba ka simanyihiin geesaha fiiqfiiqan oo dhuudhuuban
Noocyada deerada ayaan lasoo koobi karin, waxaan lagu qiyaasa ilaa 15 nooc.
deerada ayaa ku kala duwan xaga wayniga qaar baa dhaadheer, qaarna gaagaab bay u samaysanyihiin, halka kuwo qoordheeryihiin sida garanuugta, waxaa ka mida jaadadka deerada:
iyo kuwo kale oo badan
dadka qaar ayaa xataa biciidka ku dara inuu deerada ka midyahay.
deerada ayaa aad u cabsata aadna u feejigan, cadowgeedana uga baxdsata orod, qaar yar oo ka mida deerada ayaa is difaaca oo dagaal la gala bahalaha inay cunaan raba, labka ayaa difaaca una diga markii dareen jiro,
Dadka aya deerada u gaarsada si ay hilib uga helaan, wadamada saaran dhulbaraha ayaa aad looga cunaa hilibka deerada isagoo ka difaaca xanuuno badan
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.