From Wikipedia, the free encyclopedia
Nebi Ciise waa nebi loo diray reer banii Israaiil, sidoo kalena lagu xusay Magac ahaan Kitaabka Qur'aanka kariimka, wuxuuna la mid yahay 25ka nebi uu Allah ku sheegay Qur'aanka magacooda, Hooyadiis waxaa la dhihi jiray Maryama Bintu Cimraan, Suurada 19aad ee Qur'aanka Kariimka waxaa lagu magacaabaa Suuratu Maryama, Maryama bint cimraan qoyskooda waxaa lagu magacaaba Aala Cimraan oo asal ahaantooda ah Reer Banii Israaiil oo ku Abtirsada Nebi Yacquub oo Alle ugu yeeri jiray magaca Israaiil.
Nebiyada Allah S.W.T ku sheegay kitaabka Quraanka kariimka ah ee lagu soo dejiayay Nebi Muxamed waa 25 Nabi oo kala ah:
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.