From Wikipedia, the free encyclopedia
Banama waa wadan ku yaalo Ameerikada Dhexe. wadankaan wuuu xuduud la leeyahay wadamada Kolombiya iyo Kosta Rika wadankaan wuxuu mar ka tirsanaan jiray wadanka Kolombiya, wuxuuna ka xoroobay sanadka marka ee eheed 1903. Wadankaan waxaa dhaxmaro Kanaalka Banama oo ah meel biyo mareen ah oo isku furto badaha kala ah Badweynta Atlaantik iyo Badweynta Baasifik.
Jamhuuriyadda Banama | ||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Hal ku dheg: "Pro Mundi Beneficio" "For the Benefit of the World" |
||||||
Heesta qaranka: Himno Istmeño (Af-Isbaanish) Hymn of the Isthmus |
||||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Panama City | |||||
Luqadaha rasmiga ah | Spanish | |||||
Qaybaha qoomiyedaha (2010[1]) |
|
|||||
Dadka | Panamanian | |||||
Xukunka | Unitary presidential constitutional republic | |||||
- | President | Juan Carlos Varela | ||||
- | Vice President | Isabel Saint Malo | ||||
Sharci dejinta | National Assembly | |||||
Independence | ||||||
- | from Spanish Empire | November 28, 1821 | ||||
- | union with Gran Colombia | December 1821 | ||||
- | from Republic of Colombia | November 3, 1903 | ||||
- | Admitted to the United Nations | November 13, 1945 | ||||
- | Current constitution | October 11, 1972 | ||||
Baaxad | ||||||
- | Guud ahaan | 75,417 km2 [2](116th) 29,119 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 2.9 | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | 2021 qiyaasta | 4,351,267[3][4] | ||||
- | 2010 Tirakoob | 3,405,813[5] | ||||
- | Mugga Dadka | 45.9/km2 118.9/sq mi |
||||
Wax soo saar (PPP) | 2018 qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | $107.037 billion[6] | ||||
- | Qof qof | $25,737[6] | ||||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2018 estimate | |||||
- | Guud ahaan | $63.683 billion[6] (78) | ||||
- | Calaa qof | $15,313[6] (52) | ||||
Qaybsiga (2015) | 51.0[7] (medium) | |||||
Kobaca (2015) | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.788[8] (high / 60th) | |||||
Lacagta |
|
|||||
Waqtiga | EST (UTC−5) | |||||
Wadista Baabuurta | right | |||||
Thiinada telka | +507 | |||||
ISO 3166 code | PA | |||||
Furaha Internetka | .pa |
Kanaalkaan waxaa qoday Mareykanka. Wadanka Banama wuxuu ka midyahay wadamada aadka u isticmaalo maraakiibta xamuulka ah oo ka kala ganacsato wadamada caalamka.
Dalalka Woqooyiga Ameerika | |
---|---|
Antigua iyo Barbuda · Bahamas · Barbados · Belise · Banama · Dominika · El Salfador · Grenada · Guatemala · Haiti · Honduras · jamhuuriyadda Dominika · Jamayka · Kanada · Kosta Rika · Kuuba · Gobolada Isku Tegay ee Ameerika · Meksiko · Nikaragua · St.kitts iyo Nevis · St. Lukia| · St. Finkent iyo Grenadines · Trinidad iyo Tobago |
|ciwaan=
ignored (caawin)|title=
(caawin) http://unstats.un.org/unsd/demographic/products/dyb/dyb2012.htm|title=
(caawin)|title=
(caawin)|sy=
ignored (caawin); Maqan ama ebar |title=
(caawin)|title=
(caawin)|title=
(caawin)Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.