From Wikipedia, the free encyclopedia
{{Infobox settlement |name = Baltimore, Maryland |official_name = Caasimada Baltimore |settlement_type = Caasimada Madaxbanaan |nickname = Caasimada Degan,[1] Mobtown,[2] B'more,[3] Dhulkii Nolosha Raaxada Leh,[4] Caasimada ugu Horaysa,[5][6] Caasimada Taarikhiga,[7] Ravenstown,[8]Caasimada Jirta[9] |motto = "Caasimada ugu wacan Ameerika",[1] "Kaalay oo hel.",[1] "Caasimada wax akhrida",[10] "Aamin"[11] |image_skyline = BaltimoreC12.png |imagesize = |image_caption = Farasmagaalka Baltimore, Emerson Bromo-Seltzer Tower, Pennsylvania Station, M&T Bank Stadium, (Ravens Stadium), Gudaha Dekada iyo Xarunta Biyo ku noosha Baltimore, Haalka caasimada Baltimore, Taalada Washington |image_map = Map of Maryland highlighting Baltimore City.svg |mapsize = 250x200px |map_caption = Meesha ka dhacdo Baltimore gobolka Maryland |image_flag = Flag of Baltimore City.svg |image_seal = Seal of Baltimore, Maryland.svg |pushpin_map = USA |pushpin_label = Baltimore |pushpin_label_position = right |pushpin_mapsize = 550 |pushpin_map_caption = Meesha kaga taalo Maraykanka |coordinates_region = USA |subdivision_type = Wadanka |subdivision_type1 = Gobolka |subdivision_type2 = Caasimad |subdivision_name = United States of America |subdivision_name1 = Maryland |subdivision_name2 = Baltimore |established_title = La aasaasay |established_date = 1729 |established_title2 = Dowlad-hoose |established_date2 = 1796–1797 |established_title3 = Caasimad Madaxbanaan |established_date3 = 1851 |named_for = Sesilius Kalvert, (1605–1675) |government_type = Golaha Duqa-magaalada |governing_body = Golaha Dowlada Hoose Baltimore |leader_title = Duqa-magaalada |leader_name = Stephanie C. Rawlings-Blake (D) |leader_title1 = Goalaha Degmada Caasimada
|leader_name1 =
|leader_title2 = Aqalka Wakiilada
|leader_name2 =
|leader_title3 = Xubnaha Guurtida
|leader_name3 =
|leader_title4 = Aqalka Baarlamaanka
|leader_name4 =
|unit_pref = Imperial |area_magnitude = |area_total_sq_mi = 92.1 |area_land_sq_mi = 80.9 |area_water_sq_mi = 11.1 |area_water_percent = 12.1 |area_urban_sq_mi = |area_urban_km2 = |area_metro_km2 = |area_metro_sq_mi = |area_footnotes = [12] |elevation_footnotes = [13] |elevation_ft = 33 |elevation_m = 10 |population_as_of = 2010 |population_est = 622793 |pop_est_as_of = 2014 |pop_est_footnotes = [14] |population_footnotes = [15] |population_total = 620961 |population_rank = US: 26aad |population_urban = 2,203,663 (US: 19aad) |population_metro = 2,785,874 (US: 20aad) |population_blank1_title = CSA |population_blank1 = 9,443,180 (US: 4aad) |population_density_sq_mi = 7,671.5 |population_density_km2 = 2,962.6 |population_blank2_title = Shacabka |population_blank2 = Baltimorean |timezone = EST |utc_offset = -5 |timezone_DST = EDT |utc_offset_DST = -4 |latd= 39 | latm= 17 | latNS=N |longd= 76 | longm= 37 | longEW=W |coordinates_type = type:city(650000)_region:US |coordinates_display = inline,title |postal_code_type = ZIP Kodh
|postal_code =
|area_code = Area code 410, Area code 443, Area code 667 |blank_name = [[Baltimore, Maryland|FIPS code]] |blank_info = 24-04000 |blank1_name = Astaanta GNIS |blank1_info = 0597040 |website = City of Baltimore |footnotes = }}
Baltimore ( / ltɨˌmɔr/ ) waa magaalada ugu weyn gobolka Maryland ee wadanka Maraykanka, waa magaalada 26aad ee ugu shacabka badan leh, iyo caasimad ugu weyn ee madaxbanaan.
Caasimada Baltimore waxaa la aasaasay sanadkii 1729kii, waana dekada labaad ee ugu weyn gobolada xiga Badweynta Atlaantik.[17] Sidoo kale dekeda magaalda Baltimore waxay waayo ahaan jirtey mida labaad ee ugu soo dejinta iyo dhoofinta badan wadanka Maraykanka, taasi ooy ku xidhnaayeen waxsoo saar faro badan.[18]
Ka dib markii ay soo waajahde dib udhac xaga wax soo saarka ah iyo wershadaha ayaa magaalada Baltimore waxay culeska saartey dhaqaalaha, caafimaadka iyo waxbarashada, kuwaasi oo maanta ah midhaha ugu wacan ee caasimadu ka hesho dhaqaalaha iyo lacagta. Waxaa magaaladan ku yaala cusbitaalo waaweyn oo tayo heersar ah leh, iyo machadyo caalami ah oo ku takhasusay kuliyado kala duwan oo waxbarashad iyo cilmibaadhista ah.[19]
Magaalada Baltimore waxaa ku dhaqan dad gaadhaya ilaa 622,104 (tirokoob la sameeyay 2013kii), halka marka lagu daro nawaaxigeeda ama Baltimore metropolitan ay leedahay shacab bulsho dhan 2.7 milyan, taasi oo ka dhigaysa magaaldan mida 20aad ee ugu shacabka badan wadanka Maraykanka.[20][21]
Dadka caanka ah ee ku dhaqan Baltimore waxaa ka mid ah heesayaal badan oo qaada heesaha jazzka, rockyga iyo rapka. Sidoo kale waxaa degan magaaldan tiro atooreyaal iyo jilaa ah oo soo saara filimaan iyo music videos. Dadka la taaban karo waxaa ka mid ah ninkii sameeyay "Heesta Calanka Maraykanka" oo lagu magacaabo Fransis Skot Key.[22]
Guud ahaan, ilaa rubuc bulshada magaalada Baltimore waa saynisyahano, injineero, xisaabyahano, teknoolijiyiin, macalimiin, khubaro, aqoonyano, profosseero iyo arday qalin-jebin rabta.[22] Taasi waxay cadayn u tahay sida bulshada Baltimore u daneeyso aqoonta iyo waxbarashada, heer sarena uga gaadheen.
Tirokoobtii sanadka 2010, waxaa lagu ogaaday in shacabka Baltimore yahay 620,961, taasi oo ah 4.6% hoos u dhac ah marka la barbar-dhigo tirokoobtii 2000; taasi oo laga wewel qabo in sanadaha soo socda hoos u sii socdo. Tirada is-dhintey waxay saamayn ku yeelatay 23% hoos u dhac ilmaha da'doodu u dhaxayso 5 jir ilaa 17 sano jir.[23]
Dadaal badan oo xaga dhaqaalaha iyo waxbarashada ooy dowlada Baltimore gashay ka dib, sanadkii 2012ka tirokoob la sameeyay waxaa lagu ogaaday in tirada bulshada Baltimore kor u soo kacday, waxaa la helay 621,342; taasi oo ah 1,100 qof korodh. Waana markii ugu horeeysay ee tiro intaas le'eg ku soo korodha magaalada tan iyo ilaa 1950kii.[24][25]
Sida lagu xusay tirokoob kale ooy dowlada Maraykanku samaysay sanadkii 2010ka, 63.7% bulshada Baltimore waa Dadka Madoow, 29.6% Dadka Cad, 0.4% Hindida Cas, 2.3% Aasiyan, 1.8% dadka kale iyo xoogaa yar oo ka soo jeeda gasiiradaha ka baxsan Maraykanka.[26]
Qolo | Shacabka | % Wadarta |
---|---|---|
Wadar | 620,961 | 100 |
Afrikan Ameerikan | 395,781 | 63 |
Cadan | 183,830 | 29 |
Aasiyan | 14,548 | 2 |
Labo qolo iskugu jira | 12,955 | 2 |
Inta kale | 11,303 | 1 |
Hindida Cas | 2,270 | < 1% |
Dhowr nooc iskugu jira | 1,402 | < 1% |
U dhashay Hawaii Gasiiradaha Basifik | 274 | < 1% |
[27] |
Magaalooyinka Maraykanka | |
---|---|
Atlanta · Austin · Boston · Baltimore · Bloomington · Kolumbus, Ohio · Chicago · Dallas · Denver · Detroit · Houston · Honolulu · Kansas City · Los Angeles · Las Vegas · Memphis · Miami · Minneapolis · New York · Nashville · Oakland · Omaha · Orlando · Phoenix, Arizona · Portland · Philadelphia · Rochester · San Antonio · Saint Paul · San Diego · Seattle · San Fransisko · Washington D.C |
Gobolada Maraykanka | |
---|---|
Alabama · Alaska · Arizona · Arkansas · Delaware · Florida · Fermont · Firjiniya · Houston · Gobolka Joorjiya · Gasiirada Rhode · Galbeedka Firjiniya · Hawaii · Idaho · Illinois · Indiana · Iowa · Kansas · Kentucky · Kalifornia · Kolorado · Konektikat · Koonfur Karolina · Koonfur Dakota · Louisiana · Maine · Maryland · Massachusetts · Mishiigan · Minnesota · Mississippi · Missouri · Montana · Nebraska · Nevada · Hampshire Cusub · Jersey Cusub · Meksiko Cusub · New York (gobol) · Ohio · Oklahoma · Oregon · Pennsylvania · Tennessee · Tegsas (Texas) · Utah · Wyoming · Washington (gobol) · Waqooyi Karolina · Waqooyi Dakota |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.