From Wikipedia, the free encyclopedia
Axmed Mooge Liibaan (Af Ingiriis : Ahmed Mooge Liibaan, Af Carabi : ar) (geeriyooday Oktober 1997) wuxuu ahaa fanaan, kabanyahan, Heesa, halabuur, laxanmiiste, abwaan, muusigyahan iyo majaajileyste ku soo barbaaray magaalada Hargeysa, Somaliland. Fanaan Axmed Mooge iyo walaalkiis Maxamed Mooge Liibaan waxay ka mid ahaayeen hobolada ugu caansan ee heesaha sameeysta. Sidoo kale waxaa Axmed lagu yaqaanay heeso gubaabo iyo dhaqdhaqaaq lid ku ah dowladii kalitaliska ahayda ee Soomaaliya.
Axmed Mooge Liibaan احمد الموجي لبنان | |
---|---|
Ku dhashay |
Hargeysa, Somaliland | Janaayo 1, 1943
Dhimasho |
Oktober 1997 Nayroobi, Kenya |
Sababta dhimashada | Xanuun |
Ku aasan | Nayroobi, Kenya |
Dhalsho | Somali |
Qoomiyada | Somali |
Dhalasho | Somalia |
Shaqada | Fanaan, kabanyahan, Heesa, halabuur, laxanmiiste, abwaan, muusigyahan |
Sanadaha Shaqada | 1967kii ilaa 1980meyihii |
Ka tirsan | Hobolada Waaberi, Walaalaha Hargeysa |
Shaqooyinka ugu muhiimsan | Fanka Soomaalida, Qaaci, Qaraami, Kaban (Cuud) |
Diinta | Suufi Islaam |
Qaraabada | Maxamed Mooge Liibaan (walaal) |
Website | |
Axmed-mooge.com | |
Notes Axmed Mooge iyo walaalkiis Maxamed Mooge waxay ka mid ahaayeen fanaaniinta Soomaalida ee ugu caansana wakhtigoodi, waxaana aad loogu xasuustaa heesaha lidka ku ahaa dowladii Maxamed Siyaad Barre. |
Axmed Mooge wuxuu ku dhashay magaalada Hargeysa ee maanta caasimada u ah maamulka Somaliland wakhti lagu qiyaaso 1943dii. Asaga iyo walaalkiis Maxamed ayagoo da' yar ayaay bilaabeen heesida iyo laxameeynta suugaanta Soomaalida. Sidoo kale Maxamed wuxuu ka tirsanaa Hobolada Waaberi ee ugu caansanaa geyiga wakhtigaasi. Axmed Mooge wuxuu aad ugu soo shaacbaxay garaacida kabanka oo in badan uu sameeyay muusig.
In kastoo Maxamed Mooge iyo walaalkii Axmed ay sameeyeen iyo ku luuqeeyeen heeso badan oo dhinacyo badan taabanaya waxaa ugu caansanaa kuwan hoos ku xusan:
Ilma mooge liibaan wuxay ku dhasheen hargesa lakiin ma ahayn isaaq qabiilkoodu wuxu aha shekhaal
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.