Sinki

Thumb
Sinki waa bir ka tirsan guruubka 12aad ee Diwaanka Curiye.


Sinki (Ingiriis: Zinc) calaamad Zn waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay sodon. Sinki waa bir ka tirsan guruubka 12aad ee Diwaanka Curiye.

Sinki wuxuu aad ugu astaamo dhow yahay curiyaha Magniisiyaam, waana curiyaha labaatan-iyo-afaraad (24) ee ugu baaxada badan dhamaan curiyeyaasha.

Sinkigu waa macdan muhiim u ah nafaqada jidha, laakiin u baahan taxadir balaadhan, sabatoo ah asaga ayaa keena xanuuno fara badan markuu la fal-galo curiye kale. Ku yaraanshaha Sinkiga jidhka bani-aademka wuxuu keenaa infakshano, fuuq-bax iyo xataa dhimasho.

Taariikhda Sinki

Atomka Sinki

Fal-galka Curiyeha Kale

Isticmaalka Sinkiga


Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.