![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/1/1b/%25D8%25A7%25D9%2584%25D8%25AD%25D8%25B3%25D9%258A%25D9%2586_%25D8%25A7%25D8%25A8%25D9%2586_%25D8%25B9%25D9%2584%25D9%258A.svg/langso-640px-%25D8%25A7%25D9%2584%25D8%25AD%25D8%25B3%25D9%258A%25D9%2586_%25D8%25A7%25D8%25A8%25D9%2586_%25D8%25B9%25D9%2584%25D9%258A.svg.png&w=640&q=50)
Xuseen Bin Cali Bin Abii Daalib
From Wikipedia, the free encyclopedia
Xuseen bin Cali bin Abii Daalib waxaa awoow u ahaa Nebi Muxamed Scw, Hooyadii waa gabadha Nabiga scw Faaduma, aabihiina waa Khaliifka Rashiidiinta ee afaraad Cali bin Abi Daalib.
Xuseen wuxuu ku dhashay Madiina sanadkii 4H, waxaana lagu dilay sanadkii 61H Xasuuqii Karbalaa asaga iyo qaar badan oo qaraabadiis ah
Quick Facts saxaabi, xog ku saabsan ...
xuseen bin cali الحسين بن علي ![]() | |
saxaabi | |
---|---|
xog ku saabsan | |
Aabihiisa: | Cali bin Abii Daalib |
Hooyadii | Faadimo Rasuul |
Dhashay: | 4H |
Ku dhashay: | Madiina |
Diintiisa: | Islaam |
Xaaska | Shahra baano, Rabaab binti imra'il Qeys |
Ilmahiisa | Cali Zeyn Al-Caabidiin, Sukeyna binti Xuseen |
Walaalihiis | Xasan bin Cali, Zeynaba bint Cali, Muxamad ibni xanafiya |
Dhintay: | 61H |
Ku dhintay: | Karbala |
Close