Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed
From Wikipedia, the free encyclopedia
Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed حزب الوحدة الاجتماعية الصومالية Somali Social Unity Party (SSUP) Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed waxaa la aasaasay 2004tii waana Xisbigii ugu horeeyey ee siyaasdeed ee looga dhawaaqo Magaalada Muqdisho tan iyo intii ay dhacday Dowladii kacaanka 1991dii islamarkaana xisbigu wuxuu si toos ah uga howlgalaa gudaha dalka iyo dibaddaba.
Quick Facts Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed Somali Social Unity Party (SSUP)حزب الوحدة الاجتماعية الصومالية Somaliska Sociala Enhetspartiet, Gudoomiye ...
Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed Somali Social Unity Party (SSUP) حزب الوحدة الاجتماعية الصومالية Somaliska Sociala Enhetspartiet | |
---|---|
Gudoomiye | Yassin Mahi Mallin |
Xoghayaha Warbaahinta | Omar Mohamed Mohamoud |
La Aasaasay | 11 Abriil 2004 |
Ku biiray | Xisbi Siyaasadeed Madaxbanaan |
Xarunta | Muqdisho |
Qaybaha dhalinyerada | Dhalinyarada |
Xobnaha (2004) | haa |
Mabda'a | Xisbi ujanjeera dhanka siyaasadda furfuran |
Garabka siyaasadda | Midig dhexe |
Udhashay | Soomaaliya |
Heer caalami | Sweden |
Baarlamaanka afrika | Kenya |
Midabada | Cadaan , Gaduud iyo Madow |
Aqalka sare |
0 / 275 |
Aqalka hoose |
0 / 100 |
Laamaha Xisbiga | Somalia, Sweden, Norway, Kenya |
Website | |
https://www.ssupparty.com/ |
Close