Waaciye
From Wikipedia, the free encyclopedia
Waaciye(Af Ingiriis : Waiye) (Af Carabi : ar), Waa degmo ka tirsan gobolka Bari Waxay dhacdaa meel u dhexeysa Magaalooyinka Boosaaso iyo garoowe. Wareegto Dowladdii dhexe ee Soomaaliya soo saartay 1990 ayaa Waaciye loogu magcaabay degmo, wareegtadaas ayaan si buuxda u fulin maadaama dowladdu dhacday wax yar ka dib.
Quick Facts Waaciye Waiye, Dal ...
Waaciye Waiye | |
---|---|
Coordinates: 10.01122°N 49.04568°E / 10.01122; 49.04568 | |
Dal | Somalia |
Gobolka | Bari/Karkaar |
Magaalo | Waaciye |
Ku bilaabmay Goob ganacsi | 1930 |
Dowlada | |
• Nuuca | Degmo |
• Duqa Degmada | Ahmed hassan Barre (Ceeriin) |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Close