Ururka Dawladaha aan la aqoonsan Wali
From Wikipedia, the free encyclopedia
Wadamada aan la aqoonsan iyo Rabitaanka Dadkeeda Af-Ingiriis Unrepresented Nations and Peoples Organization ama (UNPO) waa urur aan dawladi maamulin balse caalami ah. oo shucuubta kamidka ahi gabi ahaantood ay ku dhaqmaan Dimoqraadiyada. waxa ay kakoobanyihiin xubnaha ururkan kujiraa sida wadamada aan wali la ictiraafin ee goonida u taagan ama gobolada lahaysto ama sida gobolada dadkii aslku ulahaa lagu haysto. waxa kamida shuruudaha kuxidhan cidii rabta in ay kusoo biiraan shuruudahan soo socda.
- Waain si siman mustaqbalka loo wadaraadiyaa
- Waa in xubinkasta oo kusoo biiraysaa ay tahay mid dhawrta xuquuqda dadka
- Waa in xubinkasta oo ururkan kamidi ay dimuquraadiyad ku dhaqantaa
- Waa in la dhiiri galiyaa sidii argagixisada iyo dagaalda loogasoo horjeesanlahaa