Toon

From Wikipedia, the free encyclopedia

Toon

Tuun, Toon (Af Carabi : ar; Af-Laatiin: Allium sativum; Af-Taliyaani : aglio; Af Ingiriis : garlic; Af Amxaari : ነጭ ሽንኩርት) waa midho ka mid ah khudaarta taas oo ka baxda dhirta oo lagu darsado cuntada.

Thumb
Toonta cadcad.

Khudaarta tuuntu waa midho wareegsan oo leh qolof midab cad iyo mid casuus ah gudaha, waxaanay ka baxaan geedo yaryar oo gaaban.

Tuunta waxa lagu yaqaanaa kuleylkeeda, taas oo lagu darsado cuntada ama sideeda lagu cuno ayadoo qaydhiin ah. Midhaha toontu waxay ka baxdaa carada dhulka dhexdeeda.

Khudaarta maalin walba dadku isticmaalaan waxaa ka mid ah: basasha, tamaandhada, barandhaha, saladhka, toonta, kaarootka, besbaaska, iyo kuwo kale oo badan.

Qoraalo Kale

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.