Template:Sawirka Maanta 13 Abriil
From Wikipedia, the free encyclopedia
Taleex Soomaaliya Waa astaan. Taleex waa deegaan ku yaal gobolka Sool. Waa Magaalo Taarikhiya oo xarun u ahaan jirtay Taliskii Daraawiishtii uu hogaamin jiray Sayid Maxamed Cabdulle Xassan.