Tansaaniya
From Wikipedia, the free encyclopedia
Midowga Jamuuriyadda Tansaaniya (English: United Republic of Tanzania) waa dal madax banaan oo ku yaal bariga Afrika. Tansaaniya waxey xuduud la wadaagtaa wadamada Kenya, Ugaandha, Burundi, Ruwanda, Saambiya, Musaanbiiq, Malaawi iyo Saa'iir. Tansaaniya waa labo wadan oo isku tagey. Magacana waxaa laga keeney sadexda xaraf ee ugu horeeya wadan walba (English: Tanganyika en Zanzibar). Magaalo madaxda Tansaaniya waa Dar es Salaam
Quick Facts Midowga Jamuuriyadda TansaaniyaJamhuri ya Muungano wa Tanzania (Af-Sawaaxili), Magaalada uguwayn ...
Midowga Jamuuriyadda Tansaaniya | ||||
---|---|---|---|---|
Hal ku dheg: "Uhuru na Umoja" (Sawaaxili) | ||||
Heesta qaranka: Mungu ibariki Afrika (Sawaaxili) God Bless Africa |
||||
Magaalo madax | Dodoma | |||
Magaalada uguwayn | Dar es Salaam | |||
Luqadaha rasmiga ah |
|
|||
Gumeystihii Ingiriiska | ||||
- | Tanganyika | 9 Diseembar 1961 | ||
- | Zanzibar iyo Pemba | 10 Diseembar 1963 | ||
- | Midowga | 26 Abriil 1964 | ||
Baaxad | ||||
- | Guud ahaan | 945,203 km2 (31) 364,898 sq mi |
||
- | Biyo (%) | 6.2 | ||
Tirada dadka | ||||
- | 2012 Tirakoob | 44,928,923[1] | ||
- | Mugga Dadka | 47.5/km2 123.1/sq mi |
||
Wax soo saar (PPP) | 2012 qiyaastii | |||
- | Guud ahaan | $73.859 billion[2] (81) | ||
- | Qof qof | $1,566[2]b | ||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2012 estimate | |||
- | Guud ahaan | $28.247 billion[2] | ||
- | Calaa qof | $599[2]b | ||
Qaybsiga (2007) | 37.6[3] (medium) | |||
Kobaca (2012) | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.476[4] (low / 152) | |||
Lacagta | Shilin Tansaaniya (TZS ) |
|||
Waqtiga | EAT (UTC+3) | |||
- | Xagaa (DST) | not observed (UTC+3) | ||
Wadista Baabuurta | left | |||
Thiinada telka | +255c | |||
Furaha Internetka | .tz |
Close