Siyaasad
From Wikipedia, the free encyclopedia
Siyaasad (Af Ingiriis : Politic; Af Carabi : arā) wwaa habka iyo nidaamka khiyaanada leh ee maamulka dowlad, urur iyo wixii la mid ah. Sida caadiga ah, siyaasadu waa nidaamka lagu maamulo wadan ayadoo la isticmaalo xirfad, balanqaad, dhoolatus iyo ficilo kale oo badan si dadka maamulka haya ugu guuleystaan taageerada shacabka wadankaasi.
Si kastaba ha ahaatee, siyaasada waxaa inta ugu badan gacanta kula jira madaxda dowlada, sida: Madaxweynaha, Boqorka, Madaxweyne ku xigeenka, Ra'iisal Wasaareha iyo dhamaan xubanaha kale ee dowlada.