![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/0/07/%25EC%258A%25AC%25EA%25B8%25B0_%2528SEULGI%2529_Marie_Claire_Pop_Quiz_02.png/640px-%25EC%258A%25AC%25EA%25B8%25B0_%2528SEULGI%2529_Marie_Claire_Pop_Quiz_02.png&w=640&q=50)
Seulgi
Fanaanad Koonfur Kuuriya / From Wikipedia, the free encyclopedia
Kang Seul-gi (dhalatay Febraayo 10, 1994), oo si fiican loogu yaqaanay magaca Seulgi, waa fanaanad u dhalatay Koonfur Kuuriya, waxay xubin ka tahay kooxda gabdhaha SM Entertainment Red Velvet.
Quick Facts Kang Seul-gi, Magaca Saxda ...
Kang Seul-gi | |
---|---|
![]() Kang ee 2021 | |
Magaca Saxda | 강슬기 |
Ku dhashay | Kang Seul-gi (1994-02-10) Febraayo 10, 1994 ( 30jir) Ansan, Koonfur Kuuriya |
Shaqada | Fanaan |
Saxiixa | ![]() |
Xirfad muusik | |
Nooca fanka | K-pop |
Qalabka | Cod |
Sanadaha Shaqada | 2014–ilaa hadda |
Calaamadaha | SM |
Falalka la xiriira |
|
Close