Saxaro

Walxaha dabiiciga ah, oo inta badan ka soo jeeda saxarada xayawaanka, oo loo isticmaalo bacriminta beeraha From Wikipedia, the free encyclopedia

Saxaro

Saxaro sidoo kale loo yaqaano Xaar (Af Carabi : ar Af-Taliyaani : letame ama stallatico Af Ingiriis : manure) waa qashinka ka soo baxa dadka, xoolaha iyo gebi ahaanba xayawaanka noocyadiisa kala duwan.

Thumb
Saxaro

Saxaradu waa hadhaaga cuntada, midaas oo marka calooshu shiido loo kala saaro nafaqo jidhku awood ka helo iyo qashin xaga dambe laga soo saaro.

Saxarada xoolaha iyo xayawaanka waxaa loo yaqaanaa Digo.

Maadaama saxaradu ka samaysan tahay macdan kala duwan oo u badan isku dhisyo kaarboon ah, waxay nafaqo fiican siisaa carada.

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.