![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/d/d9/SesameSeedOil.png/640px-SesameSeedOil.png&w=640&q=50)
Saliid Macsaro
saliid laga dhaliyo sisinta. / From Wikipedia, the free encyclopedia
Saliid Macsaro (Af Carabi : arā, Af Ingiriis : Sesame oil) Waa jaad ka mida saliidaha badan ee la isticmaalo, cuntada lagu darsado la marsado xoolahana la siiyo,
waxaa laga sameeyaaa geedka SiSinta. markii laga miiro waxaa soo hara qolof loo yaqaan maankaal waxaana la siiyaa xoolaha, Saliida waxaa aad laga isticmaalaa wadanka Soomaaliya iyo wadamada Aasiya sida Hindiya iyo Shiinaha.
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/d/d9/SesameSeedOil.png/640px-SesameSeedOil.png)
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/6/69/Sa_white_sesame_seeds.jpg/640px-Sa_white_sesame_seeds.jpg)
Macsarada waa saliid aad u qaali ah lehne faaidooyin caafimaad oo aan la soo koobi karin.
Saliid macsarada waxaa la isticmaali jiray kumanaan sano ka hor oo hindida iyo shiineeyska ayaa u isticmaali jireen daawo lagu daaweeyo cudurro badan waxaana loo yaqaannaa saliid macsarada "Queen of Oils" oo ah macnaheedu "Boqoraddii Saliidaha" waxayna magacaas ku mutaysatay qiimaheeda caafimaad iyo cunnno ahaanteedaba.
Saliid macsarada waxaa wadankeenna laga isticmaali jiray muddo fog iyadoo loo adeegsan jiray shiididdeeda Geela.