Saalax Qaasim Naaji (Af Carabi : ar) waa fanaan weyn oo ku hees Af-Soomaaliga kaasi oo leh suugaan iyo heeso aad u badan.[1] Heesaha uu qaado fanaankani oo u badan jacayl, wadani, goobaabin, talo-siin, dhiiri-gelin iyo wanaag darteed ayaa Saalax Qaasim sharaf iyo sumcad ku dhex leeyahay Fanka Soomaalida.

Sharaxaad badan iyo faahfaahin fanaaniinta, fadlan fiiri Fanaaniinta Soomaaliya.
Quick Facts Saalax Qaasim Naaji صالح قاسم ناج, Ku dhashay ...
Saalax Qaasim Naaji

صالح قاسم ناج
Ku dhashay (1943-05-21) Maajo 21, 1943 ( 80jir)
Muqdisho, Banadir
Degenaansho London, England, Boqortooyada Ingiriiska
Qoomiyada Soomaali
Shaqada Heesaa, Fanaan, laxamiiste, jilaa
Sanadaha Shaqada 1963kii-2000
Ka tirsan Hobolada Waaberi (1970-1998)
Shaqooyinka ugu muhiimsan Heeso wadani, heeso jacayl, qasaa'id
Magaalada ka soo jeedo Xamar, Banadir
Diinta Sunni Islaam
Close

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.