![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/8/8e/Flag_of_the_Somali_Youth_League.svg/langso-640px-Flag_of_the_Somali_Youth_League.svg.png&w=640&q=50)
Xisbiga SYL
From Wikipedia, the free encyclopedia
Xisbiga Midowga Dhalinyarada Soomaaliyeed (Af Ingiriis : Somali Youth League, Af Carabi : arā), (loo soo gaabiyo: SYL) wakhtiyadii hore loo yaqaaay Kooxda Dhalinyarada Soomaaliyeed (Somali Youth Club) (SYC), waxay ahaayeen xisbi siyaasadeed ka shaqayn jirey wadanka Soomaaliya. Xisbigani wuxuu ku bilaabmey urur dhalinyaro ah, markii dambe isku bedelay xisbigii dhaqdhaqaaqa ugu horeeyey ee Madaxbanaanida wadanka Soomaaliya sanadihii u dhexeeyay 1950kii ilaa 1960kii.[2]
Quick Facts Madaxweyne, La sameeyay ...
Xisbiga Midowga Dhalinyarada Soomaaliyeed Somali Youth League | |
---|---|
Madaxweyne | Yaasin Xaaji Cusman Sharmarke |
La sameeyay | 1943 (1943) |
Burburey | 1969 (1969)[1] |
Xarunta sare | Muqdisho, Soomaaliya |
Aragti | Soomaaliweyn doon |
Xidhiidh caalami | Malaheen |
Midabyo | Casaan, Cadaan, Cirdhow |
Calanka xisbiga | |
![]() |
Close