From Wikipedia, the free encyclopedia
HordhacHiddaha iyo dhaqankaku waxaa uu astaan u yahay jiritaanka qawmiyad degaan iyo dal leh laguna aqoonsado waxa ay yihiin iyo waxa ay aaminsanyihiin laguna tixgaliyaa, hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed waa wax soo jiray kumaankun sano salna u haa inay yeeshaan magac ugaar ah oo soomaali layiraahdo. Hadaba hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed waxaa uu ku qotomaa caqliga wanaagsan waxaana uu sal u yahay suugaanta soomaaliyeed.
Maqaallo Lasoo xulayHiddaha iyo dhaqanka waa astaamo badanyihiin oo waxay ay Soomaalida si qaas ah dhaqan uleedahay fan aad uween qaasatan ciyaaro, geeraaro, gabyo iyo heeso, burburkii wadanka kadib dhaqanka waxaa gacanta ku qabtay dad ayaga si xil qaamay sida Maalmo oo kale oo ah qeebta ugu ween intenet ee aruuriyay fanka soomaaliyeed iyo qoraalkiisa, Maalmo waxa uu leeyay Masuul.com oo ah beej ay ku jiraan kumanaan heesood iyo qoraalkooda ahna midka ugu ween ay maanta jira ayadoon wax taakuleen ah aan cid ka heli waxaa iska xilqaamay aasaha Maalmo ee Mohamed Maalmo (Lamaane ahmed) Sawirro xul ahSomali Culture Mala socotaa ...sida weelka lo xooley waxaynu wada naqana in xiliga jiilaalka weelka qaarkii aan caano lagu shubin Mashaariic wikiPortal:Hiddaha iyo Dhaqanka/Mashaariic wiki Hiddaha iyo DhaqankaPortal:Hiddaha iyo Dhaqanka/Laamaha Xigasho Mareegta InternetkaPortal:Hiddaha iyo Dhaqanka/Xigasho QaybahaPortal:Hiddaha iyo Dhaqanka/Category Liiska MaqaaladaMaqaallo la doonayo in la hormariyoMaqaallo Hiddaha iyo DhaqankaPortal:Hiddaha iyo Dhaqanka/Arrimo BahwadaagPortal:Hiddaha iyo Dhaqanka/Bahwadaag Portal kale
|
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.