Nitrojiin
From Wikipedia, the free encyclopedia
Nitrojiin (Ingiriis: Nitrogen «Element») calaamad (N) waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay todoba.
Nitrojiinku waa neef bilaa ur iyo bilaa midab. Sidoo kale waa curiye guud ahaan Koonka laga wada helaayo.
Nitrojiin
Sida dabeeciga ah, curiyehan dhulka waxa la helaa isagoo kali ah waana 80% hawoda cirka.
Nitrojiinta waxaa markii ugu horeeysay helay saynisyahanka reer Scotland ee Daniel Rutherford sanadkii 1772.
Maanta curiyehan waxuu muhiim u yahay shirkadaha ayadoo laga sameeyo isku dhisyada ammonia, asiidha nitric, walxaha nitrateska (Midabeeye iyo waxyaabo qarxa), iyo waxyaabo kale oo badan.
= Taariikhda Nitroojiinta = markii ugu horeysay ee la fahno waxaa baaray professor germalka u dhashay sanadii 1687