Nigis
dharka hoos gashan dharka kale / From Wikipedia, the free encyclopedia
Nigis (Af Ingiriis : underwear; Af Carabi : arā) sidoo kale loo yaqaano Kastuumo, waa nooc ka mid ah dharka laga hoos xirta dhar kale. Nigiska waxaa loogu talogalay in dharka laga hoos xidho, waxaanu leeyahay noocyo badan oo kala duwan kuwaasi oo loogu talogalay raga, dumarka, ciyaarka iyo dadka waayeelka.
- Boga "kastuumo" halkan ayaa laga soo toosiyay.