Miss Grand International
From Wikipedia, the free encyclopedia
Miss Grand International waa tartan qurux oo la qabto sannad kasta, waxaana soo abaabushay ururka (Miss Grand International).
Qofka hada haysta bilada Miss Grand International waa Valentina Figuera Morales oo u dhalatay Venezuela, taariikhda 25. oktober 2019 oo ku guuleesatay tartanka Miss Grand International 2019 ee magaalada Caracas Venezuela.