From Wikipedia, the free encyclopedia
Masiibada garoonka Kanjuruhan ee 2022 ayaa dhacday intii lagu jiray ciyaar kubbadda cagta ah oo ka dhacday garoonka Kanjuruhan ee Malang, Bariga Jawa, Indunisiya, 1dii Oktoobar 2022.
garoonka kanjuruhan ee 2010 | |
Taariikhda | 1 Oktoobar 2022 |
---|---|
Goobta | garoonka Kanjuruhan ee Malang, Bariga Jawa, Indunisiya |
Koordinatyada | |
Dhimashada | 125[1] |
Dhaawacyada aan dhimashada ahayn | ~180 |
Masiibada ayaa dhacday kadib ciyaar dhex martay Arema FC iyo Persebaya Surabaya.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.