Maqaraf (Xagaafad)
From Wikipedia, the free encyclopedia
Maqaraf ama xagaafad ( Af Carabi : ar Af Ingiriis : Trowel) waa badeel yar oo gacanta lagu qaato, waxaa lagu darsadaa shamiitada carada iyo dhoobada, iyadoo lagu malaasayo ama lagu simayo darbi ama dhul la doonayo in la simo. waxaa kaloo loo adeegsada in lagu qodo qododka wax lagu abuuro ama waxa lagu aaso. ugu dambayn waa badeel yar oo hal gacan loo adeegsan karo.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.