Male Awaal
From Wikipedia, the free encyclopedia
Male Awaal (Af Carabi : ar , Af Ingiriis : Fiction) waa nooc suugaanta, sheekiiyinka ama Aragtiyaha ka mida oo badanaa sawira dhacdooyin lagu tilmaamo wax la yaab leh isla markaasna aan sal iyo raad toona ku lahayn nolosha caadiga ah, sheekooyinka noocaas ah ayaa laga helaa Male Awaalka ayaa ahaan kara sheeko lagu qoro buug ama Riwaayad.