Madaxweynayaashii Jabuuti
From Wikipedia, the free encyclopedia
Halkan waxaa ku jira liiska madaxweynayaashii wadanka Jabuuti. Tan iyo markii wadanka Jabuuti qaadatay madax-banaanida sanadkii 1977, waxaa tallada wadanka qabtey labo madaxweyne oo kaliya, kuwaasi oo kala ah Xasan Guuleed Abtidoon iyo Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweynaha tallada haya wadanka Jabuuti waa hogaanka dowlada iyo hogaanka sare ee Ciidanka Xooga.[2] Madaxweyne Ismaaciil wuxuu maamulka wadanka hayaa ilaa 1999.
Quick Facts Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Xarunta ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti | |
---|---|
Xarunta | Aqalka Madaxtooyada, Caasimada Jabuuti |
Muddada xilka | 5 sanno |
Xilka soo bilaabay | Xasan Guuleed Abtidoon |
La aas aasay | 27 Juun 1977 |
Mushaarka | 10,000 USD sanadkii[1] |
Website | https://www.presidence.dj/ |
Close