From Wikipedia, the free encyclopedia
Maaxda ama kaalinta thiinka ama tiro waa habdhiska thiinka ama tiro (matalan. 3 ama 7). kulannada summadaha waxay ka dhigantahay tirooyin (Abyoone, tirsiimo iyo maangal) hadba sida ay ugu jirto ee dhanka taxaha waxaa hadidayaa aqrinteeda habdhiska tirada.
waxaa taariikha hore loo yaqiinay taxaha lambarada kala gadisan sida Lambarada Roomaanka, Lambarada Carabta iyo Lamabarada Hindida iyo kuwe kale...
sidoo kale waxaa la adeegsan jiray summado oo lambar ahaan loo qori jiray sida xarfaha ama erayo la isku dhafay sida Abjad lambar.
Tiro carbeed | 0 | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 |
Sandi (Faaris iyo Urduu) | ۰ | ۱ | ۲ | ۳ | ۴ | ۵ | ۶ | ۷ | ۸ | ۹ |
Carabta | ٠ | ١ | ٢ | ٣ | ٤ | ٥ | ٦ | ٧ | ٨ | ٩ |
Hindida (Hindida hadda) | ० | १ | २ | ३ | ४ | ५ | ६ | ७ | ८ | ९ |
Taymiil | ௧ | ௨ | ௩ | ௪ | ௫ | ௬ | ௭ | ௮ | ௯ | |
Roomaan (Yurubta) | I | II | III | IV | V | VI | VII | VIII | IX |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Numeral systems. |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.