Kaduudiye
From Wikipedia, the free encyclopedia
Kaduudiye ama Kuuduyiye (Af Ingiriis : Chikungunya, Af Carabi : ar) waa xanuun uu keeno fayruska Chikungunya, qofka uu ku dhaco ayaa calaamad waxaa u ah qandho soo booddo ah oo haysa labo ilaa toddobo maalin, waxaana ku xiga xanuuno toddobaad, bil ama sanado qaata, wuxuu wataa xaglo (kala goysyo) xanuun badan, u dhimashada cudurkaan ayaa aad u yar, qiyaastii 1000kii hal ayaa u dhinta hadduu alle qadaro, dadka da'da ah ayaa u dhinta badanaa,