Juquraafi waa cilmi dersa Khariidadaha aduunka oo ay hoos yimaadaan dhullalka, webiyada iyo badaha. howraar kale, jugraafigu waa barashada sida aadamuhu ugu dul noolyahay koonka ayadoo laga eegayo xaga laqabsiga bey'aadka kala duwan ee uu nooluhu kukala noolyahay. dhugasha xeeldheerida juqraafiga ee dhulka iyo sida nooluhu ugu dul noolyahay, ayaa sababtay in jugraafigu noqdo xarunta kulmisa culuumta uu noolaha maanta uga hanaqaaday sida uu ugu dul noolyahay dhulka . inkastoo, jugraafigu leeyahay qeexitan fara badan hadana si walba oo loo qeexaa ayaa noqotay mid lagu wada wadarsanyahay maadaama nooluhu uu tibaaxayo sida uu isagu ugu dul noolyahay hadaba, juqraafiga ayaa waxaa loo kala qeybiyaa labo qeybood oo aad u muhiim ah:

  • jugra[1]afiga aadanaha (human geography)
  • juqraafiga arlada (physical geography)

(iyo economic geogrphy)

Thumb
Johannes Vermeer, De geograaf, 1669
Thumb
2017

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.