Jumada al-thani
From Wikipedia, the free encyclopedia
Jumada al-Thani (Af Carabi : ar, loogu dhawaaqo Ǧumādā aṮ-Ṯānī, IPA: [d͡ʒʊˈmæːdæ θˈθæːniː] ; iyo Ǧamādā aṮ-Ṯānī, IPA: [d͡ʒæˈmæːdæ θˈθæːniː] ) waa bisha lixaad ee Kalandarka Hijriga. Bishani waxay ku dhamaataa 29 ama 30 maalmood.