![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/b/b4/Factorisatie.svg/langso-640px-Factorisatie.svg.png&w=640&q=50)
Isirayn
From Wikipedia, the free encyclopedia
Xisaab ahaan isirayn waa furfurid: fansaar hal tibix lambar ururka tirsiimo
sidoo kale waxay yeelan kartaan dhowr tibix (
).
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/b/b4/Factorisatie.svg/320px-Factorisatie.svg.png)
Tara kasta oo idil waxaa lagu muujin karaa dhibco. Tilmaan ahaan 6 waxaa lagu muujin karaa siyaabahaa
...... ama :::: Tirooyinka u dhigmi kara laydi ahaan ayaa ah tirooyin leh isirro maratal tirada 12 = 6 X 2 = 3 X 4
Raadinta isirka ax + by + ay + bx
Furfuris: ax + by + ay + bx = ax + bx + ay + by
Xeerka kala hormarinta isugaynta = ( ax + bx) + ( ay + by) Xeerka hormagalinta isugaynta = x(a + b) + y (a + b) Xeerka kala dhigga iskudhufashada ee isugaynta = (a + b) (x + y) Xeerka kala dhigga iskudhufashada ee isugeynta Markaa ax + by + ay + bx = (a + b) (x + y)