Imaaradaha anaadool
From Wikipedia, the free encyclopedia
Imaaradaha anaadool waa imaarado yar yar oo turki ahaa kuwaas oo qaab qabiileed ku dhisnaa, waxey soo baxeen labo goor; markii koowaad waa dagaalkii mulaadkarad kadib waxaana tirtiray salaajiqada ruum, markii labaadna waa kadib burburkii salaajiqada cusmaaniyiinta ayaana awooday inee mideeyaan oo dhamaan tirtraan.