![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/9/91/Blank_Somaliland_Map.svg/langso-640px-Blank_Somaliland_Map.svg.png&w=640&q=50)
Horumarinta Salidka Ceelka SL10-13
From Wikipedia, the free encyclopedia
Horumarinta Salidka Ceelka SL10-13 SL10-13
- Ama: Toosan ceelka
- Ama: Salidka Somaliland
- Ama: Horumarinta Salidka Ceelka
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/9/91/Blank_Somaliland_Map.svg/640px-Blank_Somaliland_Map.svg.png)
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/e/ec/Somaliland_oil_explorations.jpg/320px-Somaliland_oil_explorations.jpg)
Ceelka Toosan iyo bedka SL13-10 ee Toosan Shidaalka 2024 , Genel ayaa qorsheynaya qodis weyn oo saliid ceyriin ah SL10-13 Iyada oo in ka badan 500 milyan barrle lagu qiyaasay gobolka toosan bloc xogta ku saabsan gobolka toosan Gobolka Bahadhamal ee Somaliland ayaa laga helay ceel biyoodyo waaweyn oo laga helay ceel biyood , Somaliland ayaa markii ugu horaysay laga helay shidaalka gobolka toosan , toosan ayaa lagu qiyaasay ilaa 500 oo milyan iyo tamarta Genel ee Turkiga iyo Uk , saliida ayaa ku urursan gobolka toosan . iyo sl10 -13 oo ka mid ah saami qaybsiga shidaalka Somaliland , waxa kale oo ay Genel qorsheysay dhuumaha sl10-13 ee ku wajahan gobolada berbera si loo dhoofiyo , toosan waxa laga yaabaa inay soo saarto ilaa 2000 oo foosto oo cayriin ah sanadkan iyo kan xiga halkaas oo Genel likey uu ku leeyahay ceelal badan oo gobolka laga qorsheeyay.
- Imasa Dallolka salidka: 1 2024 -500-5000 Barrleka Malinka