Habardugaag

From Wikipedia, the free encyclopedia

Habardugaag

habardugaag waxaa af ingiriis lagu dhahaa carnivore.

Thumb

habardugaag (Af Carabi : ar Af-Taliyaani : carnivoro Af Ingiriis : carnivore) waa xoolaha, dadka, xayawaank iyo dhamaan noolaha quuta ama cuna hilibka iyo dhiiga.

Dadka iyo xoolaha qaar, sida adhiga, iyo eyda, waxay cunaan dhirta iyo hilibk waxaana loo yaqaanaa Waxwalbacune. Xayawaanka cuna dhirta oo kali ah waxaa loo yaqaanaa dhircun.

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.