From Wikipedia, the free encyclopedia
Golaha Xuquuqda Dadka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Human Rights Council, loo soo gaabiyo: UNHRC; Af Carabi : ar) waa Nidaam Qaramada Midoobay xidhiidhiya dowladaha 47 xubnood ee Qaramada Midoobay si ay u ilaaliyaan Xuquuqda Aadamaha ee aduunka.
File:United Nations Human Rights Council Logo.svg | |
Loo soo gaabiyo | UNHRC |
---|---|
Samaysmay | 2006 |
Nooca | Nidaam Qaramada Midoobay |
Luuqadaha dowliga | Af-Ingiriis, Af-Faransiis |
Ururka leh | Qaramada Midoobay |
Website | UN Human Rights Council |
Ururkan UNHRC waa waax ku xigta Gudiga Xuquuqda Aadamah iyo xubin hoostagta Golaha Sare Qaramada Midoobay.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.