![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/9/97/G%25C3%25B6teborg_sp%25C3%25A5rvagn.jpg/640px-G%25C3%25B6teborg_sp%25C3%25A5rvagn.jpg&w=640&q=50)
Göteborg
From Wikipedia, the free encyclopedia
Göteborg waa magaalada labaad ee ugu weyn wadan Iswiidhan waxaana ku nool dad tiradoodu ay kor u dhaafayso 500,000 oo qof magaalada si heer sare ah ayaa loo dhisay waano magaalo qaraami ah marka aduunka kale loo eego waayo tan iyo markii aduunka la dhisay waa ay taagneyd ayadu.Waxa ay kutaalaa wadanka Iswiidhan. Waxay saldhig ay u tahay shirkada gawaarida soo saarta ee Volvo.
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/9/97/G%C3%B6teborg_sp%C3%A5rvagn.jpg/640px-G%C3%B6teborg_sp%C3%A5rvagn.jpg)