Faysbuug
From Wikipedia, the free encyclopedia
Faysbuug waa shirkad weyn oo ka howlgasha bar-internet iyo bar bulsho u adeegta bulsho badan oo ku dhaqan meelo badan oo caalamka ah.[2][3] Shirkada Wejibuug waxaa xarunteeda ugu sareeysa ku taalaa Menlo Park, kalifornia. Shirkadani waxaa la aasaasay Febraayo 4, 2004, waxaana fikrada iska lahaa dhowr dhalinyaro ah oo ka mid yahay Mark Zuckerberg, Eduardo Saverin, Andrew McCollum, Dustin Moskovitz, iyo Chris Hughes.
Quick Facts Nooca, ka ganacsaday sida ...
Nooca | U dhexeeya dadka |
---|---|
ka ganacsaday sida |
|
ISIN | US30303M1027 |
Shirkada | Internet |
La aasaasay | Febraayo 4, 2004; 20 sanadood ka hor (2004-02-04) |
Aasaasaha |
|
Xarunta | , |
Meelaha loo adeegsaday | Maraykanka (2004–2005) Caalamka oo dhan, marka laga reebo wadano dhowr ah (2005–hada) |
Dadka muhiimka ah | Mark Zuckerberg (Gudoomiye) Sheryl Sandberg (Sarkaalka maamulka) |
Tirada inta ka shaqeeso | 18,770 (March 31, 2017)[1] |
kaabayaasha | Instagram Facebook Messenger Oculus VR |
Website | [[[:Template:Wdib]] ] |
Close