From Wikipedia, the free encyclopedia
Dhalo ama Qaaruurad (af-carabi الزجاجة ama القارورة, ingiriis: bottle) wa walax u samaysan sidii dhululbo oo dareeraha lagu shubto sida saliida iyo biyaha waxaa laga sameeya nooc bacaadka ka mida ama balaastiig, noocyo badan bay leedahay, waxaa meel wayn kaga jirtaa agabka wax lagu shubo iyo qalabka dhismaha sida daaqadaha iyo albaabada, sidoo kale baabuurta ayaan looga maarmin,
dhalooyinka ayaa u loo sameeya hadba qaabka iyo midabka loo rabo, qaarbaa fidsan qaarna waa sida weel, qaar baa madow xigeen ah sida kuwa daawada lagu shubo qaarna waa cadaan sida kuwa biyaha,.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.