Duulaankii itoobiya ee (2006–2009)
|
Qayb ka tirsan the Dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya iyo waxa loogu yeeray ladagaalanka Argagixisada
|
![](//upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/b/bf/Political_situation_in_Somalia_following_the_Ethiopian_withdrawal.png/300px-Political_situation_in_Somalia_following_the_Ethiopian_withdrawal.png) Siduu ahaa xaalka kadib bixitaankii ciidamada itoobiya Feberaayo 3, 2009.
|
Taariikhda |
Diseember 20, 2006 – Jannaayo 30, 2009 (2 sanad, 1 bil, 1 usbuuc iyo 3 maalmo)
|
Goobta |
Koofurta Soomaaliya
|
Xaalka |
isbahaysiga dibu xoraynta Soomaaliya (ARS) Siyaasad ahaan ku guulaystay
- Ciidamada Itoobiya waxay ka saareen Midowga Maxkamadaha Islaamiga magaalada Muqdisho
- Ciidamada Itoobiya iyo Kuwii TFG waxay isku balaariyeen Kooforta Soomaaliya (2006–2008)
- Waxaa Dib ukacay Muqaawamo
- Muqaawamada ayaa kacdoon ka samaysay Muqdisho & gabalada dhexe oo lagu sii daray koofurta, marka laga reebo Baydhaba oo Dawladdu joogtay, goor dambana waxaa la wareegay Baydhabo Al-Shabaab (2008-2009)
- Ciidamada Itoobiya ayaa dalka kabaxay
- Awood qaybsi udhaxeeyey kooxihii ARS iyo TFG
- Garabkii uu hogaaminayey Sheekh Shariif Axmed ayaa dalka madax ka noqday
- Dagaalkii sokeeye waa sii socday wali ee udhaxeeyey Al shabaab iyo Dawladda
- Maamulkii uu hogaaminayey Shariif sheekh ahmed waxay ay mabda' ahaan uqaateen shareecada Islaamka
|
|
Wada dagaalamay |
Dagaal:
Midowga Maxkamadaha Islaamiga
Muqaawamo:
isbahaysiga dibu xoraynta Soomaaliya
al-Shabaab
Raas kambooni
Xiriir la leh:
Al-Qaacida iyo Dagaal yahanno ajnabi ah
| Dowladda federaalka kumeelgaarka
Ethiopia
Puntland
Galmudug
Hogaamiye Kooxeedayda soomaaliya ee Taabacsanaa Itoobiya
Suufiyada[1]
United States
AMISOM
|
Hogaanka iyo saraakiisha |
Sharif Ahmed
Hassan Dahir Aweys[2]
Yusuf Mohammed Siad Inda'ade
Fuad Mohamed Qalaf
Adan cayroow
Mukhtar Robow
Hasan Turki
Sheikh Mohamed Ibrahim Hayle
Mukhtar Abu Ali Aisha
Saleh Ali Saleh Nabhan
Abu Taha al-Sudan
Axmed Cabdi Godane
Ibrahim Xaaji Jaamac (afghan)
| Meles Zenawi
Gabre Heard
Siraj Fergessa
Kuma Demeksa
Samora Yunis
Bacha Debele
Abdullahi Yusuf Ahmed(Geeriyooday)
Maxamed dheere(Geeriyoodey)
Cabdi Qaybdiid
Abdirisak Afgadud
Mohamud Muse Hersi
Patrick M. Walsh
Bruce Williams
|
Awooda |
Ciidanka Maxaakiim 8,000
Ciidan ay wataan:[3]
3,000, 4,000 or 8,000 Ciidan ajnabi ah[4][5][6]
| TFG: 10,000 Askari[7] Ethiopia:65,000 askari[8] AMISOM: 5,250 askari
|
Khasaarada iyo dhaawaca |
6,000-8,000 La dilay[9][10] 7,000 Dhaawac[11][12]
| Ethiopia: 5,771 Dhintay (2675 ku dhibtay goobta dagaalka)[13] (TFG): 891+ La dilay 15,000 iska haajiray[14] Uganda: 7 La dilay Kenya: 6 La dilay Burundi: 2 La dilay Wadarta:3,679+ La dilay
|
Dhibaatada shacabka gaartay: 16,724 La dilay[15] 1,9 malyan barakacayaal ah[16]
2008 Dhibaatada shacabka gaartay; 7,674 dambi laawe yaal [17] (sii eeg Dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya)
|