Dabajeex (qori)
From Wikipedia, the free encyclopedia
Dabajeex, Dabamiinshaar ama PKM PK (Af-Ruush: Пулемёт Калашникова,Af-ingiriis Pulemyot Kalashnikova, ama "Kalashnikov's Machinegun") waa qori darandoori u dhaca ayna adeegssadaaan ciidanka efentariga laguna rakibo gaadiidka dagaalka, taangiyada, beebayaasha iyo baabuurta ciidanka qaada ama qoryaha la saaro,
waxaa la sameeya 1961 wadanka Ruushka. qorigaan ayaa aad loo dhoofiyaa isagoo uu aad u badanyahay isticmaalkiisu. waxaana hada sameeya wadamo dhowr ah.