From Wikipedia, the free encyclopedia
Dagaalkii stalingrad sidoo kale loo yaqaano battle of stalingrad معركة ستالينجراد wuxuu bilaawday 23-august 1942 wuxuuna socday dagaalkaan ilaa 2-febuary 1943, kadib markii jarmalka iyo xulufadiisii ay weerar culus ku qaadeen midawgii suufiyeet (soviet union) jarmalka ujeedadii uuka lahaa dagaalkaan ayaa ahayd inuu gacanta kusoo dhigo magaalada stalingrad oo maanta loo yaqaano Volgograd.
DAGAALKII STALINGRAD | |||||
---|---|---|---|---|---|
Qayb ka tirsan Dagaal waynihii jarmalka iyo ruushka ee ka dhacay magaalada stalingrad | |||||
waa ciidamadii jarmalka ee uu hogaaminayay hitler oo sii galaayo magalada stalingrad 1dii january 1942-dii |
|||||
|
|||||
Wada dagaalamay | |||||
Soviet Union | |||||
Hogaanka iyo saraakiisha | |||||
Adolph Hitler Maximilian von | joseph stalin
Georgy Zhukov |
||||
Awooda | |||||
Ciidankii jarmalka 1,040,000 10,250 oo madaafiicda goobta | Ciidankii suufiyeedka 1,143,000 2,200 madaafiicda goobta (artillery) 894 oo taangi 1,115 diyaaradood |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.