![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/2/22/Centre_Court.jpg/640px-Centre_Court.jpg&w=640&q=50)
Ciyaarta Teeniska
From Wikipedia, the free encyclopedia
Ciyaarta Teeniska (Af Ingiriis : tennis; Af Carabi : arā) waa cayaar ka mid ah cayaaraha sportiga sida aad muuqaalka sawirka ka arakto waxaa lagu cayaaraa shabaqa yar ee Gacanta Kaasi oo lagu tuuro kubad aad u yar waana tan loo yaqaano tenis-ka. Haddii aan wax ka soo qaado dadka ugu caansan ee cayaara waxaa ka mid ah gabadha reer Russia ee Maria Sharapova waxaa kaloo ka mid ah Roger Federer oo u dhashay dalka Switzerland.
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/d/d4/Wiki_letter_s.svg/30px-Wiki_letter_s.svg.png)
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/2/22/Centre_Court.jpg/640px-Centre_Court.jpg)
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/a/a4/Serena_Williams_July_2008.jpg/640px-Serena_Williams_July_2008.jpg)